Dawlada Kenya ayaa wacad ku martay in xoog iyo xeelad walbo ay umareyso sidii ay uheli laheyd Dhakhaatiir La Afduubtay Jimcihii Ee Lala Soo aaday Soomaaliya.

Waxay tani sii kordhisey weerarada Abaabulan Ee Al Shabaab ka geysan karaan Dalka Kenya iyo Cabsida Had iyo goor ajaanibta ay ka qabaan Dalka Kenya.

Ciidamada Kenya Ee Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in dhankooda ay bilaabeen baaritaanka ama raadinta Dhakhaatiir udhashay Dalka Cuba.

Sargaal uhadlay ciidamada Dawlada Kenya Ee Soomaaliya jooga waxa uu sheegay inay Ka qeyb qaadanayaan Howlgalka lagu baadi goobayo dadka Cuba Ee Lasoo Qafaashay.

Dawlada Cuba Ee muwaadiniinteeda la afduubtay waxay sheegeen inaysan hurdo ladin dadka Ehelkooda Ay Maqan yihiin.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.