Home WARARKA KASHIFAAD: Shariif Xasan Oo Aad Ugu Hungoobay Qorshe Uu Ka Lahaa DFS

KASHIFAAD: Shariif Xasan Oo Aad Ugu Hungoobay Qorshe Uu Ka Lahaa DFS

0
SHARE

Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku hungoobay qorshe ballaaran oo uu ka lahaa dowladda federaalka Soomaliya, kadib markii uu xukuumadda ku gacan siiyey ridista Jawaari.

Shaqsiyaad ku dhow Shariif Xasan ayaa inoo sheegay in laga diidey qorshe uu ku doonayey in shaqsiga noqonaya guddoomiyaha Baarlamaanka dhankiisa ka keensado.

Shariif ayaa loo sheegay in uu ku mahadsan yahay saacidaadda Nabad iyo Nolol, balse aan laga aqbali dooni inuu soo fara gishto damacooda.

Sidoo kale, waxa loo sheegay in shaqsiga la keenayo la doonayo inuu ahaado mid ku feker ah Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

LEAVE A REPLY