Jubbaland Oo War Ka Dhan Ah Dawlada Soomaaliya Galabta Soo Saartay

0

War kasoo baxay Dawlad Gobolleedka Jubbaland ayaa looga hadlay arimo la sheegay inay Dawlada Dhexe ka wado Gobolka Gedo.

Warsaxaafadeedkaan oo kasoo baxay Madaxtooyada Kismaayo ayaa lagu sheegay in wax laga xumaado tahay Falalka Amniga Qal qalka ku ah Ee Dawlada Soomaaliya ka wado Gobolka Gedo.

Si gaar ah waxay Jubbaland wax laga xumaado oo sharciga Qaranka iyo Dastuurka Jubbaland oo lagu xad gudbay ku sheegtay Magacaabista Gudoomiyeyaasha Gobolka Gedo Degmooyinkiisa loo magacaabay.