Home WARARKA Haween Si Lama Filaan Ah Maanta Kaga Yaabsaday Madaxweyne Lafta Gareen Gudaha...

Haween Si Lama Filaan Ah Maanta Kaga Yaabsaday Madaxweyne Lafta Gareen Gudaha Baraawe [SAWIRRO]

0
SHARE

Madaxweynaha Cusub Ee Dhawaan la doortay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa waxa uu maanta gaaray Magaalada Baraawe.

Wafdiga waxaa ku wehlinaya Xubno katirsan Maamulka Koonfur Galbeed waxaana ka qeyb ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye.

Haweenka Baraawe kusoo dhaweeyey waxay sheegeen in ay ubaahan yihiin Madaxweynaha inuu Ka dhigo Baraawe Meel muhiimadeeda banaanka keena.

Haweenka waxay si weyn u bogaadiyeen madaxweynahani ay ku hagoogeen Qalab ay udiyaarsadeen inay kusoo dhaweeyaan.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE