Home WARARKA Hal Arin Oo Ceebteeda Weli Jirto & Booliska Kenya Oo Maanta Loo...

Hal Arin Oo Ceebteeda Weli Jirto & Booliska Kenya Oo Maanta Loo Qeybiyey …

0
SHARE

Ciidamada Booliska Kenya ayaa waxaa lo qeybiyey Dhar cusub oo midab ahaan ka duwan sidii hore.

Baraha Bulshada iyo Telefishinada ayaana aad looga hadal hayey Sawirada laga soo qaaday Booliska oo dharkaasi cusub loo xidhay.

Waxa Webiste-yada Kenyaanku ay soo bandhigayeen Bilicda ay kusoo baxeen Booliska markii ay Ku Labisteen Dharkaasi cusub.

Magaalada Nairobi iyo Deegaanada kale Ee Kenya waxaa weli Ceeb ka jirtaa oo ah in Ciidamadu yihiin Caado qaatayaal dadka Lacago laaluush ah weydiiya.

Madaxweyne Kenyatta iyo Xukuumadiisa waxa looga fadhiyaa inay wax ka qabtaan Laaluushka ay Ciidanku qaataan inta aysan Dhar Qurux badan ugu labisin.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE