Gudoomiye Aadan Madoobe oo aqbalay cudur daarkii Odawaa

0
10

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa ka aqbalay cudur daarki uu soo gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Isla markaana ku bedddalay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukaato).

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka cudur daartay kamid noqshada guddi baaritaan ku soo sameeya fowda sabtidii ka dhacday Golaha Shacabka, xilliga ay socotay ansixinta Xukumadda.

Arrinta ayaa u muuqata in go’aan adag laga gaari doona xildhibanadii buuq ka sameeyay kulankii lagu ansixinayay xukuumadda Ra’isul Wasaare Xamse

Hoos ka akhriso magacayada Guddiga:

Mogadishu-Somalia