Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ansixiyey Gudi La Hadal Hayey

0

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis aheyd waxa looga hadlay Arimo kala duwan.

Waxa kulanka Golaha Wasiirada lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la xiriiri hannaanka iyo habsami u socodka doorashootinka dalka.

Abuukaato Mahdi Guuleed Khadar oo ah Ra’iisal Wasaaraha Kumeel gaarka Soomaaliya ayaa kulankaasi shir gudoominayey iyadoo Warbixin laga dhageystay Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.