Home WARARKA Golaha Aqalka Sare Oo Dood Culus Ka Yeeshay Maanta Miisaaniyada Dawlada Soomaaliya...

Golaha Aqalka Sare Oo Dood Culus Ka Yeeshay Maanta Miisaaniyada Dawlada Soomaaliya [Sawirro]

0
SHARE

Gudiga Dhaqaalaha, Maaliyada, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ayaa maanta ku shiray xarunta golaha. Agendaha shirkooda ayaa ahaa dib u eegista miisaaniyada aqalka ee 2017-2018.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan Xubnaha Gudigaas,iyadoo Arimo badan lagu falan qeeyey.

Inta badan Kulamo ayaa gudiyada Golaha Aqalka Sare Soomaaliya yeelanayeen oo shaqooyin badan kaga faaloonayey.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KULANKAAS

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE