Go’aan laga gaaray Beelo ku dagaalamayey Gobolka Gal gaduud

0

Maamulka Degmada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa go,aan adag ka qaatay Colaada maleshiyaadka u Dhaxeeso ee ka taagan waqoyiga Galgaduud.

Maamulka Dhusamareeb ayaa ciidamada Dowladda ee ku sugan Xananbuure ku amray in cidii lagu arkaa iyaga oo hub ku dhex wadato Deegaanka in ciidamada ay hubka ka qataan hadii uu diidana ka qadaan talaabo adag.

Maamulada Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa arintaan iska kashanayo iyada oo lakala qaaday Dhinacyadii maleeshiyaadka ahaa.