Wasaaradda amniga gudaha ee maamul gobolleedka Galmudug ayaa warsaxaafadeed kasoo baxay maanta amar culus la dul dhigay ciidamada kusugan deegaanada laga xoreeyey argagaxisada al shabaab.
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa mamnuucday Qaadka/Jaadka la geeyo furimaha dagaalka ee deegaannada Galmudug.
Si gaar ah ciidamada xarardheere,iyo qaayib jooga ayaa la war geliyey in aan qaatka loo geynin si aysan al shabaab uga faa’iideysan oo weeraro ku qaadin xeryaha ay joogaan.