Fariin Loo Diray Xildhibaanada Galabta & Kalsoonida Ra’iisal Wasaaraha Oo…

0

Sida aan helnay Qoraal Xildhibaanada Baarlamaanka loo diray waxaa berri jiri doona Kulan Golaha Shacabka Iskugu imaanayaan.

Arbacada berri ayuu kulanka dhacayaa,iyadoo Madaxweynaha Qaranka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu khudbad Baarlamaanka u jeedin doono.

HOOS KA AKHRISO FARIINTA XILDHIBAANADA LOO DIRAY

Sidaas oo kale waxaa codka kalsoonida loo qaadi doonaa Ra’iisal Wasaaraha Magacaaban Maxamed Xuseen Rooble.

FARIINTA FACEBOOK LAGU SOO QORAY EE GOLAHA SHACABKA MAGACIISA KU QORAN YAHAY

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.

Agendaha kulanka ayaa ah

1. Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS
2. U Codeynta Kalsooni Siinta R/Wasaaraha Magacaaban