Waxaa Hubaal Ah inay weli umuuqato Galmudug mid Khilaafkeeda yahay mid aan dhinac udhicin lana dareemayo Xal Siyaasadeed mid ubaahan.

Galmudug ayaa Labo garab u kala jabtay kuna kala shaqeeya Labada Magaalo Ee Cadaado iyo Dhuuso mareeb.

Axmed Ducaale Xaaf waxa uu madaxweyne u yahay Galmudugta Fadhisa Dhuuso mareeb,halka Axmed Maxamuud Baasto uu isna hogaan yahay Galmudugta Cadaado.

Faallo uu diyaariyey Wariye Axmed Maxamed Jaamac Islamarkaana ciwaan looga dhigay Axmedyada Galmudug Arintooda Intee bey ku dambeysay ayaan idiin soo gudbineynaa.

HOOS KA DHAGEYSO FAALLADA OO CODEYSAN

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.