DHAGEYSO+SAWIRRO: Qaab Cusub Oo Ciidamadu Ula wareegeen Tooratooroow

0

Ciidamada Dawlada Soomaaliya ayaa waxay maanta la wareegeen Deegaanka Tooratooroow Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Deegaankani waxa la sheegay inuu ahaa mid sanadihii dambe ay ka ariminayeen Ururka Al Shabaab.

Howlgal Aan caadi aheyn oo xitaa ciidamo Ajaanib ah ka qeyb qaateen ayaana lagu qabtay Toora tooroow.

Ciidanka ayaa iskugu keenay Dadka deegaanka Beer weyn oo halkaasi ku taalla waxayna sheegeen inay is dejiyaan oo iyagu yihiin Ciidanka Xoogga Dalka dhibna aysan wadin.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Cali Najax ayaa sheegay inay ahmiyad weyn leedahay Deegaankani.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA