DHAGEYSO: Xildhibaan Cabdi Shire Oo Afka furtay Fariina Diray

0

Sida uu ka dhawaajiyey Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar jecel) oo katirsan Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in la diiday Mooshin cusub ay soo gudbiyeen.

Mooshinkaasi waxaa is hortaagay Gudoonka Golaha Shacabka oo sheegay in marxalad adag uu dalka ku jiro sidaa awgeedna ay hadda mooshin qaban karin.

Xildhibaanka waxa uu sheegay in aad looga dhiidhinayey Mooshinka ay xildhibaanada badankood saxiixeen falkii Kufsiga ahaa ee dhawaan loo geystay gabadhii xamdi aheyd.

Waxa uu Cabdi Shire Ciyaar Jecel sheegay inay Gudoonka ka dalbanayaan in arinta mooshinkooda muhiim tahay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA