Home WARARKA DHAGEYSO: Wasiir Oomaar Oo Si Lama Filaan Ah Diyaarad Ugu Dejisey Gaarisa...

DHAGEYSO: Wasiir Oomaar Oo Si Lama Filaan Ah Diyaarad Ugu Dejisey Gaarisa & Isagoo Saxaafada La Hadlay

0
SHARE

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxa uu maanta gaaray Magaalada Gaarisa Ee Gobolka Wuqooyi Bari Kenya.

Waxa uu Wasiir Oomaar sheegay in uu ku faraxsan yahay sida loo soo dhaweeyey kana mahad celiyey Dadkii iskugu yimid soo dhaweyntaas quruxda badneyd.

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Mr Oomaar waxa uu sheegay in Arimo shakhsiyadeed u tegay Magaalada Gaarisa.

Waxa uu sheegay Wasiirka in labada maalin uu joogo Gaarisa uu la kulmi doono Bulshada Deegaanka oo ay sheekeysan doonaan.

Ilo wareed la isla dhexmarayey oo ahaa in Arimo siyaasadeed uu utegay Gaarisa balse arimo siyaasadeed aysan safarkiisa ku shaqo laheyn.

HOOS KA DHAGEYSO CODKIISA WASIIR OOMAAR

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE