Home WARARKA DHAGEYSO: Wasiir Katirsan Soomaaliland Oo Afka Furtay Runtana Ka Sheegay Arimo Ceeb...

DHAGEYSO: Wasiir Katirsan Soomaaliland Oo Afka Furtay Runtana Ka Sheegay Arimo Ceeb Ku Ah Maamulkooda

0
SHARE

Wasiirka Hormarinta Maaliyada Soomaaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay hormarka dhaqaale ay ku tallaabsadeen Deegaanada Soomaaliland.

Wasiir Sacad ayaa waxa uu sheegay inay ku dedaalayaan sidii loo sii gaarsiin lahaa,koboca dhaqaale,ayna kaga mahad celinayaan Ganacsatada iyo hormarka ay ka qeyb qaateen.

Soomaaliland waxay hoosta ka xariiqday inay aad ukordheen dhalinyarada wax bartay hadana waayey fursadaha ay ku shaqeystaan sidaa awgeedna ay ubaahan yihiin la shaqaaleeyo.

Soomaaliland waxay sheegtay inay ka go’day Soomaaliya sanadkii 1991-kii tan iyo xilligaasi oo haatan 28 Sano laga joogo ma aysan helin wax aqoonsi caalamka uu siiyey.

Balse Deegaanada Soomaaliland waxaa lagu amaani karaa Dimoqraadiyada ay gaareen Ee nabad gelyada iyo maamul wanaaga ay ugu horeeyaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE