DHAGEYSO: Wasiir Darwiish Oo Si Cajiib Ah Ula Hadlay Kuwa La Dagaashan Jubbaland

0

Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo ka hadlay Kulan ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka hadlay Colaadinta Jubbaland lagu hayo.

Waxa uu ka sheekeeyey sida ay Dhibta uga soo mareen dib uhagaajinta Jubbaland iyo sida Maanta loogu nastay,islamarkaana sheegay in dib ugu celinta meeshii laga keenay aysan mudneyn.

Si maldahan ayuu ula hadlay kuwa Doonaya inay Axmed Madoobe ka hor istaagaan Doorashada Jubbaland ka dhaceysa isagoo sheegay inaysan ogolaan doonin in wixii ay Hal sano dhisayeen 6 Sanana maamulayeen la gaba gabeeyo.

Wasiir Darwiish ayaa dhanka kale muujiyey in cidii wanaaga Jubbaland ka shaqeyneysa ay soo dhaweenayaan balse in dib udhac lagu keeni ay diidan yihiin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA