Home WARARKA DHAGEYSO: Wasaarad Is Xilqaan Taariikh Lama Filaan Ah Ka Sameysay Ee Tiyaatarka...

DHAGEYSO: Wasaarad Is Xilqaan Taariikh Lama Filaan Ah Ka Sameysay Ee Tiyaatarka Lagu Dhisayo

0
SHARE

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya Cusmaan Libaax Ibraahim ayaa waxa uu ka warbixiyey Deeq kala duwan ay ku wareejiyeen Maamulka Tiyaatarka Qaranka.

Waxa uu sheegay wasiir Cusmaan inay deeqdaas ay iskugu jirtay Qalabka Dhismaha iyo Kuraas lagu fadhiisto.

Wasiir Cusmaan waxa uu amaanay shaqada laga qabtay Tiyaatarja Qaranka Ee Muqdisho,oo barnaamijka is xilqaan lagu dhisayo Muddooyinkii lasoo dhaafay.

Sikastaba ha ahaatee Wasaaradaha Xukuumada iyo Shaqaalaha Dawlada Soomaaliya ayaa wakhtigooda qeyb ka mid ah siiya dhismaha Xarumaha Dawlada Ee Danta guud Ee Is Xilqaan lagu dhisayo.

HOOS KA DHAGESYO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE