WAREYSI KULUL: BBC-da Oo Soo Bandhigtay Xogaha Udambeeyey Kismaayo

0

Garabka Murashaxiinta Jubbaland Ee Isbadel doonka ayaa waxay ka hadleen sababta keentay inay Arbushaad iyo Fowdo uga keenaan Xildhibaanadii Xalay lasoo bandhigay.

Sidaas oo kale waxay Gudiga Doorashada Isbadel doonka Ee saaka iyaguna Xildhibaanada ku dhawaaqeen ay iska fogeeyeen inay qalalaaso abuurayaan.

Gudoomiyaha Gudigaasi Garabka Isbadel doonka Axmed Aabi ayaa Usheegay Duhurnimadii Idaacada BBC SOMALI inay wada hadal diyaar u yihiin hadii la joojiyo oo Gudiga kale Ee Doorashada Jubbaland garab siinta iyo Naas nuujinta Axmed Madoobe usameenayaan.

Tani waxay sii cusleysay Xasarada Siyaasadeed Ee Ka Taagan Kismaayo,taas oo badi dadku ka digayaan in gacan ka hadal bilowdo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA