DHAGEYSO: Waddan Caan Ah Oo Dhaqaale Ku taageeraya Madaxweyne Xaaf

0

Wararka ugu dambeeya Ee Gaalkacyo naga soo gaaraya ayaa sheegaya in halkaasi ka socoto Doorasho Madaxweynaha Galmudug.

Xaaf ayaa garabka uu magacaabay waxay soo saareen Habraac doorasho ayna Jadwalkaasi ku dhaqmi doonaan.

Gudoomiyaha Gudigaasi waxa uu sheegay inay 25 bishaan dhici doonto Doorashada Gudoonka Baaralmaanka Galmudug.

Sidoo kale Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayey sheegeen inay dhici doonto 1 bisha Febraayo 2020-ka ay dhici doonto. 

Warqaad ayaa ogaatay in Imaaraat-ka Carabta ay taageero dhaqaale oo Malaayiin dollar ah ku bixinayaan Qabashada Xaaf iyo garabkiisa Doorashada Gaalkacyo ku diyaarinaya.

Loolanka ugu adag waxa uu dhex yaallaa Xaaf iyo Ra’iisal wasaare Kheyre,waxaase la ogaan doonaa Doorashada galmudug Tan Gaalkacyo mise Tan Dhuuso mareeb mida ay aqoonsadaan Beesha Caalamka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA