Home WARARKA DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Oo Digniin u Diray Ciidamada Qaranka Somalia

DHAGEYSO: Taliyaha Xoogga Oo Digniin u Diray Ciidamada Qaranka Somalia

0
SHARE

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabduweli Jaamac Gorod ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan duleedyada Magalada Muqdisho xilli maraaka qaar ay Shacabka ka cawdaan.

Taliye Gorod ayaa sheegay in Ciidamada aan deegaanada ay ku sugan yihiin loo geynin ay Shacabka dhibaateeyaan isaga oo digniin u diray.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE