DHAGEYSO: Siyaasi Reer Muqdisho Ah Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Puntland

0

Gudoomiyaha Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay Matelaada Gobolka Banaadir Ee Aqalka Sare Ee Soomaaliya.

Wuu soo dhaweeyey isagoo ku tilmaamay arin muddo la sugayey kagana mahad celiyey cid walbo oo ka qeyb qaadatay.

Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in wax lala yaabo tahay in Maamulka Puntland dano iyagoo ka fiirinaya ay diidaan arimaha Metalaada Gobolka Banaadir.

Wuxuu sheegay in Puntland laga doonayo inaysan Dastuurka Dalka Ku xad gudbin loona diyaar garoobo Doorashada Soo socota Ee Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA