DHAGEYSO: Sheekh Shariif Oo Si Xun U Bahdilay General Indha Cade

0

Su’aal ayaa ka timid sida Murashaxiinta Madaxweynaha Hadalkooda udhigeen cid aan iyaga katirsaneyn in hadal uu yiri dhiigooda lagu baneysan Karin.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa warkaan ka sheegay Shirkii jaraa’id ee Maanta isagoo cod dheer ku yiri qof aan Golaha Murashaxiinta kujirin aysan Dawlada dhageysan oo dhiig daatintooda ku xalaaneysanin.

RIIX HALKAAN OO ARAG WIXII INDHA CADE SHAACIYEY

General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade)ayaa Habeenkii Jimcaha Soo galeysay shaaciyey in Dawlad Dalka ka jirin ,islamarkaana Farmaajo uu la mid yahay Murashaxiinta Madaxweynaha.

Dad badan ayaa ufahmay Hadalka Murashaxiinta ee Weerarka sababay in Indha cade Dawlada raacday ayna sidaas dhiigooda ku baneysan rabtay.

Inta badan Shirkiisa Jaraa’id ayuu Sheekh Shariif maanta uga hadlay Xoriyada Qofka,Fariinta Villa Soomaaliya iyo Ciidanka ay udireen iyo Banaanbax Jimcaha Daljirka Dahsoon iskugu imaanayaan iyagoo Murashaxiinta ah iyo Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA