DHAGEYSO: Sheekh Nuur Baaruud Oo Kashifay Arin Halis Badan

0

Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayey uga hadleen sida ay Golaha shacabka udiideen sharciga Jinsiga.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo Uhadlay Culimadii shirka fadhisay ayaa waxa uu ku bogaadiyey Baarlamaanka Soomaaliya sida ay uga dhiidhiyeen Xeerka Jinsiga.

Baaruud ayaa waxa uu farta ku fiiqay dadka doonaya in arimahaasi la meel mariyo oo ay Dawlado Kirishtaan ah ku jiraan inkastooo uusan magac dhabin.

Soomaaliya oo ah dadkeeda kuwo Islaam ah ayuu Sheekhu sheegay in loo diidan yahay Caqiiqdada ay heystaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA