DHAGEYSO: Puntland Oo Banaanka keentay Sirta Dhalinyaradii DFS Udirtay Ereteria

0

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa waxay Maanta Garowe kusoo bandhigtay Dhalinyaro ay sheegtay inay kasoo baxsadeen Dalka Ereteria oo si qarsoodi ah tababar loogu qaaday.

Dhalinyarada warbaahinta la hadlay ayaana cadeymo loo heynin inay yihiin askartii la sheegay in la geeyey Xeryaha Ereteria,hayeeshee wiilka uhadlay ayaa sheegay inuu soo baxsaday.

C/salaam C/llaahi ayaa bogaadiyey soo dhaweynta Maamulka Puntland isagoo sheegay in Muqdisho uu deegaan ahaan kasoo jeedo sida uu warka udhigay.

C/salaan ayaa sheegay in dagaal ay la kulmeen dagaal ay kala hor yimaadeen Ciidamada Ereteria sida uu sheegay isagoo fariin udiray Waalidiinta Carruurta ka maqan yihiin inay raadsadaan dhalinyarada weli dalkaasi ku maqan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA