DHAGEYSO: Nabad & Nolol Waxay BilowdayInay Dadka Cunto,sida waxa yiri…

0

Madaxda Dawlada Soomaaliya ayaa waxay dood adag ka galayaan loolana ugu jiraan in Xukunka dib ugu soo laabtaan.

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa uu munaasabadii soo dhaweynta Murashax Madaxweyne C/kiriin Xuseen Guuleed uu kasoo jeediyey Khubad uu ku duray Madaxda Qaranka.

Waxa uu Mahad Salaad Sheegay in Xaalka Xamar hadda yahay mid dhiilo ka jirto oo cabsi la dareemayo.

Isagoo sii hadlayey waxa uu hoosta ka xariiqay in nabad iyoNolol ay dad cunis bilowday uuna ula jeeday in qofkii ka fikir duwan si uun loo aamusiyo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA