Home WARARKA DHAGEYSO: Murashax General Morgan Oo Khudbad Lama Filaan Ah Ka Hor Jeediyey...

DHAGEYSO: Murashax General Morgan Oo Khudbad Lama Filaan Ah Ka Hor Jeediyey Baarlamaanka Puntland

0
SHARE

Murashax Madaxweyne Maxamed Siciid Xersi (Morgan) ayaa waxa uu ka mid ahaa Shakhsiyaadkii maanta khudbadaha ka hor jeediyey Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

Waxa uu sheegay inuu isagu yahay Caalim Diinta,Dhaqanka iyo Cidiankaba yaqaan sidaa awgeedna uu karbaashay Xukunkii Cabdiweli Gaas.

General Morgan waxa uu Sheegay in Xukuumadii Gaas ay ku fashilantay wax ka qabashada Amniga iyo Dhaqaalaha sidaa awgeedna ay rajeenayo in wax badan ka qaban doonaan hadii isaga la doorto.

Morgan ayaa sheegay in 28 Sano Ee Dalka bur burkiisa lagu jiray ay keentay in ciidamada uu talo ku lahaa dhinaca Dagaalkana wakhti badan uu Difaacida Dalkaan kasoo qeyb qaatay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE