Home WARARKA DHAGEYSO: Muqdisho oo laga hadal hayo khilaafka DF iyo Imaaraadka Carabta &...

DHAGEYSO: Muqdisho oo laga hadal hayo khilaafka DF iyo Imaaraadka Carabta & waxa ka dhalan kara

0
SHARE

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex jira dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Qaar ka mid ah shacabkana oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku taliyey in dalka laga eryo guud ahaan Imaaraadka.

“Soomaali baan nahay waa nala yaaqaanaa Soomaali baan nahay, Imaaraadka waa uu inagu xadgudbay, sidaasi darted waxaanba qabaa in dalka oo dhan laga saaro” sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah shacabka Muqdisho oo la hadlay Warbaahinta.

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa sii xumaanaya ka dib markii Dowladda Somaaliya ay soo saartay xeer dalka ka mamnuucaya shirkadda DP World oo laga leeyahay dalka isku taga imaaraadka Carabta.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE