DHAGEYSO: Jig jiga Caawa waxa Ka Cusub & Dagaalkii Gobolka Sitti Oo…

0

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sitti Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida,ayaa waxa caawa xaaladu ay tahay mid deggan kadib markii dagaal culus uu dhacay.

Wariye C/xakiin Gama’diid oo deggan Jig jiga ayaa Warqaad uga waramay Khasaaraha ka dhashay Dagaalka.

Waxa uu sheegay in ciidamada Liyuu boolis ay guul ka gaareen Maleeshiyaadka Canfarta oo weerarka ku qaaday Degmada Garba ciise Ee Gobolka Sitti.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARARKII UGU DAMBEEYEY