Dhageyso: Inkabadan 100 Al Shabaab oo lagu dilay dagaalka G/Hiiraan

0

Deegaano katirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lasoo sheegayaa in laga saaray Al Shabaab,iyadoo ciidamada xoogga dalka ay kusii siqayaan deegaanada kale ay kaga sugan yihiin gobolkaasi.

Taliyaha ciidamada lugta general Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyey guulaha ay ciidamada kasoo hooyeen dagaalka ka dhanka ah Al Shabab.

General Biixi ayaa waxa uu sheegay in la isku furay wadada isku xirto buula burde iyo Beled weyne oo in muddo ah Al Shabaab go’doomiyeen iyadoo ciidamadu sheegeen inay nabad gelyada deegaanadii ay tegeen ka shaqeyn doonaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA