Barnaamijka Cuntada Adduunka Ee WFP iyo Wasaarada Waxbarashada Jubbaland ayaa iska kaashanaya Quudin loo sameenayo Ardayda Wax ka barta Madaarista qaar Ee Jubbada Hoose ka shaqeeya.

Xuseen Aadan Xasan iskuduwaha Barnaamijka Quudinta Ee Hay’ada WRRS ayaa waxa uu sharaxaad ka bixinayaa Quudinta iyo sida Ardayda uga faa’iideysteen magaalooyinka Kismaayo iyo Dhoobleey.

Maxamuud Ciise Yuusuf oo ah Maamulka Iskuulka Iftin ayaa waxa uu ka hadlay sida ay Ka iskuul ahaan uga heleen Quudinta oo ay ilaa 300 Arday ka faa’iideysteen Cuntada Bisil ee lasiiyo maalintii.

Waxaa la sheegay in Labo jeer maalin walbo wakhtigooda lasiiyo oo cunto loo kariyo dhalinyarada iskuulaadka wax kabarta Kismaayo iyo dhoobleey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.