DHAGEYSO: Halista Culus Axmed Madoobe Wajihi Karo Kadib Heshiiskii Nairobi

0

Wasiirkii hore Ee Warfaafinta Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xersi ayaa wareysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Heshiiskii Nairobi Maalintii Khamiista lagu kala saxiixday.

Waxa uu sheegay in Heshiiskaasi yahay mid dad gaar ah galeen oo aysan mateli Karin dadka ku dhaqan Jubbooyinka.

C/llaahi Ciilmooge ayaa sheegay inay iyagu ahaayeen gole isbadel doon oo dadka iyo deegaanka xaqooda raadinayey.

Waxa uu sheegay in ay Golaha Isbadel doonka Jubbaland ay badeli doonaan sidii hore loo shaqeenayey tiirarkana loo sii adkeyn doono.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA