Home WARARKA DHAGEYSO: Hal Arin Oo Sabab U Aheyd Inuu Guuleysto Maanta Madaxweyne Siciid...

DHAGEYSO: Hal Arin Oo Sabab U Aheyd Inuu Guuleysto Maanta Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Dani

0
SHARE

Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Garowe ayaa waxaa lasoo sheegay in dad badan ay calaamad su’aal geliyeen sida ay ugu fududaatay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Dani.

Madaxweyne Dani ayaa shalay Khudbadii uu jeediyey waxay keentay in nuxurka Siyaasadiisa lagala dhex baxay islamarkaana la taageeray codkoodana ay Xildhibaanada usiiyeen.

Waxqabadkiisa Sanadka ugu horeeya ayaa laga sugi doonaa Hormarka uu Puntland uballan qaaday inuu gaarsiin doono.

Wasiirkii Hore Ee Qorsheynta Soomaaliya Siciid Dani oo labo jeer isku soo taagay Qabashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa la sheegay inuu guushiisa maanta kaga mahad celiyey dad badan taageero u ahaa.

HALKAAN  KA DHAGEYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE