DHAGEYSO: Gudoomiye Muudeey Oo Ka Hadlay Sharci Gaaleed Lasoo…

0

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka C/weli Sheekh Ibraahim Muudey oo khudbad ka jeediyey kulanka ayaa, si weyn uga soo horjeestay sharciga Jinsiga ee ay hor keentay Baarlamaanka Wasiirka Haweenka.

“Mas’uuliyiin ayaa tihiin, waajib waxaa idinka saaran shacabka Soomaaliyeed, Gaalo miyaa Xildhibaan u tihiin, sharci gaalo miyaa ku dhaqannaa, gaalada sharcigeeda inta in la keeno maa shacabka ku dhaqeynaa, wixii sharciga Islaamka iyo Dastuurka qabin lama keeni karo Baarlamaanka”

Fal celin Badan ka timid sharciga jinsiga oo si qaab daran Loo fasirtay ayey xildhibaanada badankood ay ka caroodeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA