Home WARARKA DHAGEYSO: Guddoomiyihii G/Hiiraan oo sir Kashifay Shuruud adagna ku xiray wareejinta xilka...

DHAGEYSO: Guddoomiyihii G/Hiiraan oo sir Kashifay Shuruud adagna ku xiray wareejinta xilka laga qaaday

0
SHARE

Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulka gobalka Hiiraan ayaa shalay ka maqnaa xafladda xil wareejinta maamulka gobalka waxaana uu faah faahin ka bixiyay sababta uu u diiday xil wareejinta.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay maqan tahay Lacag kumanaan doolar ah taas oo laga aruuriyay gobalka kadibna lagu riday Akoon ay leedahay Hirshabeelle gobalkana aan waxba laga soo gaarsiinin.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in lacagtaasi ay ku maqan tahay shaqsiyaad ka tirsan Maamulka Hirshabeelle sidaas darteedna uu liiska Lacagaha u gudbin doono ganacsatada iyo odayaasha gobalka.

Halkaan ka dhagayso Wareysiga Guddoomiyihii gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan.

Nagala Soco Youtube Channel - Fadlan Subscribe saar 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE

LEAVE A REPLY