DHAGEYSO: General Odawaa Raage Oo Maanta Halis Galay Dagaalka Awdheegle

0

General Yuusuf Raage Oo Ah Taliyaha Ciidamada Lugta Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay Degmada Awdheegle Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Waxa uu Taliye Odawaa sheegay in ay been abuur tahay Askar in ay kaga geeriyoodeen weerarkaasi.

General Raage ayaa sheegay inay been ka sheegeen Al Shabaab Baabuur lix ah oo isaga galbineysay qaraxa labaad lagu beegsaday.

Wareysi xasaasi ah oo galabta VOA SOMALI ka qaaday Taliyaha waxa uu dafiray in Askar haba yaraatee kaga geeriyoodeen dagaalkii maanta dhacay isagoo shaaca ka dhigay inay Al Shabaab ku leā€™deen.

Waxa uu xaqiijiyey Generalku inuu dagaalamay oo qoriga uu qabsaday inta dagaalka Awdheegle Shabaab la galeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA