Home WARARKA DHAGEYSO: Ganacsatadii Ku Hanti Beelay Dabkii Suuqa Bakaaraha Oo Hal Arin Naxdin...

DHAGEYSO: Ganacsatadii Ku Hanti Beelay Dabkii Suuqa Bakaaraha Oo Hal Arin Naxdin Leh Banaanka Keenay

0
SHARE

Ganacsatada Soomaaliyeed Ee Ku Hanti beelay Dabkii ka kacay Habeen ka hor Suuqa Bakaaraha waxay ka hadleen Xadi ahaan inta uu la eg yahay khasaaraha Dabka uu geystay.

Dabkaas ayaa si gaar ah usaameyey Goobaha Huudheyda lagu iibiyo dad badan ayaana hanti badan ku waayey.

Qaarkood waxay usheegeen Warbaahinta in kumanaan kun dollarka Mareykanka ku waayeen Dabka ayna hadda ubaahan yihiin Caawimaad.

Sidoo kale waxaa jirta in Dawlada lagu Eedeeyey in Dabkii markii uu bas beeliyey Hantida ay timid oo waxba laga bad baadin waayey.

Xilliyada Dabka uu kaco waxaa jirta in dad badan oo dhac iyo boob usocda ay ku cararaan goobta dabka ka kaco.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE