DHAGEYSO: Fashilka Shirkii Afisiyooni Oo weji Kale Dalka Uhorseedi Kara

0

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abokor Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaabaha keenay inuu fashilmo shirkii Afisiyooni ka socday Maalmihii lasoo dhaafay.

Dubbe ayaa sheegay in Madaxda Dawlad Gobolleedyada Jubbaland iyo Puntland noqdeen kuwo laf dhuun gashay ku ah Doorashadii la filayey.

Wuxuu sheegay in Umadda Soomaaliyeed ucadeeyeen in Axmed Madoobe iyo Deni Noqdeen kuwo diidan in dalka ka qabsoonto doorasho xor iyo xalaal ah.

Weliba Jid iyo Jihadiid ayuu adeegsaday wasiir dubbe oo Afka Dawlada Soomaaliya ku hadlayey markii uu fashilmay shirkii Afisiyooni ka dhacay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA