Maanta ayaa waxa Darbi ka mid ah Dhismaha garoonka Kubada Cagta lagu ciyaaro Ee Jaamadaha Degmada Hodan Ee Muqdisho oo la dhisayey soo dumay Khasaaro kala duwana uu ka dhashay.

Dadka goob joogayaasha ah waxay sheegeen in Hal Qof uu dhintay iyadoo mid kale ku dhaawacmay,labada Qof Ee Dhibku gaaray waxay ahaayeen shaqaalaha Dhismaha ku jiray.

Qeybta gaarka ah ee Loogu talo galay inay Madaxda Fadhiistaan ayaana dhismaha uu ka socday,Ee Loo yaqaano VIP-da,gaadiidka Ambalaasta ayaana dadka dhaawaca ah Cusbitaal uqaaday.

Qarashka ku baxaya Garoonka Jaamacadaha Ee Dhismaha ka socdo waxa bixiyey Hay’ada Kubada Cagta Adduunka ee FIFA.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.