Home WARARKA DHAGEYSO: Dawlada Soomaaliya Oo Dayacday Mid ka mid Ah Tiirarka Uu Waddanka...

DHAGEYSO: Dawlada Soomaaliya Oo Dayacday Mid ka mid Ah Tiirarka Uu Waddanka Ku Taagan Yahay

0
SHARE
Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta ugu beegan tahay xilligii la aas aasay ciidankaasi. Ciidamadaan ayaa qeyb ka ah Kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana ay laf dhabar u yihiin Difaaca Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed. Munaasabad Ballaaran oo lagu xusayo Maalintaan iyada ah ayaa maanta ka dhacday Muqdisho oo Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya ka qeyb galeen. Dawlada Soomaaliya madaxdeeda ayaa lagu Eedeeyey inay dayacday wax uqabashada Ciidankaan oo ka mid ah kuwa Tiir muhiimka u ah Dalka iyo Difaaciisa. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXIN 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE