Degmadii Ay Gumeystayaasha Talyaaniga Kasoo Galeen Soomaaliya (SAWIRRO)

0

Sawirro lasoo helay ayaa muujinaya in Degmada Cadale Ee Gobolka Shabellaha Dhexe ay aheyd meel qadiimi ah,waana goobtii Gumeystihii Talyaaniga kasoo galeen Soomaalia.

Sawirrada ayaa muujiyey in ay aheyd Magaalo Xeebeed Xadaari ah,islamarkaana ay dad tiro yar ku noolaan jireen.

Cadale oo katirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Maamul Gobolleedka HirShabelle ayaa looga faa’iideysan kheyraadka Deegaanka Ee dhinaca Xeebta.