DEG DGE: Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Feer iskala Daalay

0

War goordhaweyd nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in Kulankii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa buuq iyo gacan ka hadal dhexmaray.

Ciidamada Liyuu Boolis ayaa jir dilay Wariyeyaal toos utebinayey Fowdada Xildhibaanada gacanta iskula tegay.

Muuqaal Mobil lagu duubay ayaa la arkayey in Xildhibaanada qaarkood la jir dilay oo laga arki karay Ciidanka oo awood isticmaalay.

Xaalada waa ay qasan tahay Magaalada Jig jiga Ee Caasimada Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya,Ciidamada Liyuu Boolis ayaana waddooyinka buux dhaafiyey.

NAGA FILO WIXII SOO KORDHO INSHA ALLAAH