DEG DEG+DAAWO: Xog ka cusub Qaraxyadii Dhuusamareeb,shir deg deg ah oo socda & Ciidamo la wareegay…

0

Barqanimadii Maanta ayaa qarax Miino uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha laga cabo oo ku taalla kasoo horjeedka Xarunta Inji oo ay ku Shaqeeyaan Hay’adaha kala duwan ee Maamulka Galmudug sidoo kalena Xafiis u ah Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug.

Qaraxa ayaa dad goobjoogayaal ah waxaa ay sheegeen in uu ahaa miino maqaayada lagu aasay,waxana ku geeriyooday askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Magalada Dhuusamareb halka ay ku dhaawacmeen 5 ruux oo ay ku jirto haweeneeyda leh Maqaaxida qaraxa uu ka dhacay.

      HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-