Home VIDEO S Deg Deg+Daawo: Shacabka Muqisho oo si adag uga jawaabaya balan ka bax...

Deg Deg+Daawo: Shacabka Muqisho oo si adag uga jawaabaya balan ka bax uu ku sameeyay Farmaajo

0
SHARE

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa qaati ka taagan xirnaashaha wadooyinka magaalada Muqdisho,kuwaasi oo ay u xiran yihiin Dowladda Soomaaliya.

Shacabka ayaa lugtooda maalaya,waxayna isugu jiraan dad u shaqa taga goobahooda,Ganacsi,arday,Xoogsato iyo waliba dhalinyaro Bajaajta ku shaqeysato.

Xirnaashaha wadooyinka ayaa saameynta ugu badan ku yeelata ardayda u kalaha Waxbarashada oo ay sheegeen in mudo saacado ah wadada ku sii jiraan oo ay ka daahaan casharada.

Dowladda Federaalka ayaa ku micneysay iney wadooyinka u xirtay sababo amni daro.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

 

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE