Home VIDEO S Deg Deg+Daawo: Muqdisho oo xaalad cusub caawa ku jirta & Sir culus...

Deg Deg+Daawo: Muqdisho oo xaalad cusub caawa ku jirta & Sir culus oo DF u qarsaneyd oo la fashiliyay

0
SHARE

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caawa degan,iyadoo ciidamada ammaanka ay kordhiyeen baaritaanada ay ku sameynayaan gaadiidka dadweynaha ee isticmaalaya wadada Maka Al-mukarama oo dhowaan ay Qaraxyo iyo weerar ka dhaceen.

Dhanka kale, Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday diyaaradaha loo yaqaan Antanov ee lagu sameeyey dalkii Midowga Soviet, sida uu shaaca ka qaaday barnaamija Galka Baarista ee Idaacadda VOA.

Diyaaradahan oo kala ah afarta nooc ee loo kala yaqaan Atanov 12, Atanov 24, Atanov 26, Atanov 32, ayaa loo sheegay inaan loo cusbooneysiin doonin ruqsadda ay uga shaqeeyaan Soomaaliya, islamarkaana ay dalka ka baxaan.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE