Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa caawa si rasmi ah u soo saaray liiska cusub ee golaha wasiirada dowladda Puntland ay ka kooban yihiin.
Wasiirada cusub ayaa ka kooban wasiirada 18 wasaaradood, wasiir ku-xigeeno ka badan iyo dhowr wasiiru dowle, waxaana kujira shaqsiyaad ku cusub masraxa siyaasadda Puntland.
HALKAN HOOSE KA DAAWO: