Home VIDEO S Deg Deg+Daawo: Labo ruux oo looga shakisan yahay Qaraxii ka dhacay Muqdisho...

Deg Deg+Daawo: Labo ruux oo looga shakisan yahay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo su’aalo lagu weydiinayo C.I.D-da

0
SHARE

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho,kaasi oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan Laanta Dambi barista ee C.I.D-da.

Xog cusub aan ka heleyno Qaraxa ayaa inoo sheegaya in Ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen labo ruux oo looga shakiyay iney ka dambeeyaan Qaraxa gaariga ay ku dhejiyeen.

Labada ruux ee la qabtay ayaa ku sugnaa meel aan ka fogeyn goobta Qaraxa uu ka dhacay,waxaana hadda su’aalo lagu weydiinayaa qeybta dambi baarista C.I.D-da Dowladda.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE