DEG DEG+DAAWO: Hub Uruursi & cabsi dagaal oo ka jirta Kismaayo & faragelin deg deg ah oo la dalbay

0

Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Maamulka Jubbaland,taasi oo salka ku heyso arrimaha doorashada,iyadoo hadda ay soo korortay ku dhawaaqista Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Musharaxiinta Mucaaradka iyo Axmed Madoobe ayaa isku dhegan,waxaana dadka siyaasadad falanqeeya ay sheegayaan in hadda si togan loo faragelin xaaladda sidan ka sii dareyso.

        Halkaan Hoose ka Daawo warka uu dhammeystiran:-