Home VIDEO S Deg Deg+Daawo: Halis ku gadaaman Kiiska muranka badda Kenya & Somalia iyo...

Deg Deg+Daawo: Halis ku gadaaman Kiiska muranka badda Kenya & Somalia iyo Kheyre oo Weji cusub la soo baxay

0
SHARE

Cil-baaris ay sameeyeen Machadka horumarinta iyo Maamulka wanaaga ee Afrika ee loo soo gaabiyo “ DIGGA”,ayaa daah furay cil-baaris ku saabsan xadgudubka badeed ee ku Kenya ku sameysay Badda Soomaaliya.

Kulankan ayaa ahaa mid ay isugu yimaadeen quburo ku xeel dheer cilmi baarisna ku sameeyay Khilaafka taagan,sidoo kalena madasha ku sugnaa xubo Dowladda Goboleedka Puntland,qoraayaal iyo xubno kale oo wax badan ka og khilaafka Kenya iyo Soomaaliya ee salka ku haayo muranka badda.

Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay qaabka ugu haboon ee lagu wajihi karo khilaafka dhanka badda iyo sidii looga soo saari lahaa warbixino taabanaya xaqiiqda iyo xadgudubka Kenya ay ku wado Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

Kenya ayaa wali ku adkeysaneysa go’aankeedii ahaa ineysan gor-gortan ka galeyn lahaanshaha dhul-badeedka muranka uu ka taagan yahay,islamarkaana si adag u difaacaneyso.

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

SHARE