Wasiirka arrimaha dibada dalka Qadar Sheikh Mohammed Bin Abdulrahman Al-Thani ayaa ku celiyay inuu wadankiisa taageersan yahay dadaalka dalka Kuwait ee ku aadan xalinta xasaradaha ka aloosan gacanka,isagoo xoojiyay in dalkiisa uusan xakameyn Karin dhibaatadan halkii markii hore uusan isaga mas’uul ka ahayn.

Al-Thani ayaa sidoo kale tilmaamay in dadka Sacuudiga ka imaanaya lagu soo dhoweynayo daawashada Koob aduunka oo 2022-ka lagu qaban doono magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar,wuxuuna farta ku goday in wadankiisa uusan ka hor istaagi doonin muwaadiniinka gacanka ka imaanaya booqashada Qadar,islamarkaanma xayiraadda laga qaadayo.

Dhanka kalena, Ku simaha Taliyaha Ciidanka NISA Fahad Yaasiin ayaa ka carooday su’aal kulul uu weydiiyay mid ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,wuxuuna ka dalbaday Guddoonka Golaha Shacabka inuu arrintaasi raali gelin laga bixiyo.
                    Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ZvLST_3rO4s]

Nagala Soo Xiriir Warqaadteam@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.